jiqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meel geedo badan oo aan la dhex mari karin; hawd.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hawdQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dad, m.l)Macnaha:1. Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn. 2. Xarigxarig.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0