kaalin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-immo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan. 2. Meelaha shidaalka laga qaato.
  2. 1. Hawl guud inta qof kaga aaddan. 2. ld kaalid.

kaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaal³. ld kaalin² (2).