karsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Badar iwm qashin ka saarasho. ld karsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karso. ld karsad, karsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur