kaxaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaxayso. ld ka-xaysad, kaxaysi.

kaxayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax soconaya oo meel joogey wadasho.

kaxaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kaxaysasho.