kiish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dacwad maxkama-deed. 2. ld xiish. Xereynta geel laga xereeyo dad mag lagu leeyahay.
  2. 1. Wax cidid. 2. Dad mag lagu leeyahay xoolo ka xereyn.
  3. ld kiisa².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur