koromosoom
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-myo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo-soomyadu waxay ka koobanyihiin koro-matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

