Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
Wax walba oo taagan, meesha ugu korreysa; dhako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Madaxa meeshiisa sare, dhalo. 2. Meesha ugu sarraysa (guri, geed, buur iwm); fiin.
1. Iyadoo wax la qaadaayo ama wax laga cabsanaayo meel ku dhuumasho; gabbasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur