laacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran.1. (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho. 2. (f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho. 3. (f.mg) Naq baxay muuqasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0