laac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran.
- 1. (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho. 2. (f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho. 3. (f.mg) Naq baxay muuqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

