leh

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (lahaa, lahayd) 1. Wax qabid. 2. Hadal dhihid. 3. Is l.: wax malayn. Tus.: “Waxaan is leeyahay berri halkan imow”.