himir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld himir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur