Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gag, m.l)
Macnaha:
1. Kol; mar. 2. Kal; mile; jil.
Cid aan ogeyn noqosho; aan wax ka ogeyn; cid aan wax aqoon noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha:
(kiim.) Hoor awood u leh milidda walxaha kale (adke, hoor, ama neef) si milan u samaysmo. Milihu guud ahaan waa xubinta ugu badan milanka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur