oslid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg osol². ld asool¹, asoolid, osol¹.

osol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld asoolid.
  2. ld asool².

asool

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld oslid. Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo. 2. A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.
  2. Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².

asoolid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld oslid.