osolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld asoolid.ld asool².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
asoolidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld oslid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
asoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld oslid. Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo. 2. A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0