qaal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2. Dhegaha ariga. 3. ld qaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaali

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay. 2. ld qaal (3). ld qaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur