xaab
Qaabnax: m.l.w
Macnaha:
- 1. Caleemaha dhirta oo inta engega geedka hoostiisa ku soo daata. 2. Uurkujir (oogada nafleyda). 3. Wax walba intooda xun.
- 1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho. 3. Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

