qabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Orgi yar oo bilaabay kudidda riyaha. 2. ld qabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qabashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qabo². ld qabad, qabatin² (5).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0