nabar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bro, m.l/-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon. 2. Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday. 3. Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
- Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.

