qanjidh
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dho, m.l)
Macnaha:
- (c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku wuxuu noqon karaa mid weyn, tusaale ahaan: beerka, ama wuxuu noqon karaa mid yar; qanjidh dhidid. ld qanjir.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dho, m.l)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: