baa
Qaabnax: qr.dd (nax.)
Macnaha:
- Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa¹, ayaa, yaa³.
Lamidka: aa, ayaa, yaa
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

