qaysoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Su!; Tu! (cod geela lagu fariisiyo si loo raro).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tuQaabnax: mu.ac.dhMacnaha:(kuwo, w) Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid. Tus. “Tu wanaagsan baan ku toosay”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0