su'Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Erey lagu yiraahdo awrka marka la raraayo si uu araxda u toosiyo; samay; qayso. 2. Erey lagu yiraahdo awrka la da-brayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
samayQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld samayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qaysoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Su!; Tu! (cod geela lagu fariisiyo si loo raro).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0