qoryo

Qaabnax: m.l.w

Macnaha:

  1. Qori.
  2. Qoryo dhirirkooda kala duwan ku qorituurasho (xoolo saanyasho darteed iwm).

Lamidka: Qori

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qori

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa. 2. Laan jab ah oo qallalan. 3. Alwaax; loox. 4. Buntukh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur