xaaboQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo. 2. Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.Lamidka: jaabo, qoryoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jaaboQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo. 2. Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.Lamidka: jaabajaabo, qoryo, xaaboSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
qoryoQaabnax: m.l.wMacnaha:Qori.Qoryo dhirirkooda kala duwan ku qorituurasho (xoolo saanyasho darteed iwm).Lamidka: QoriSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jaabajaaboQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey. 2. Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0