qori
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ryo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa. 2. Laan jab ah oo qallalan. 3. Alwaax; loox. 4. Buntukh.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ryo, m.dh)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-xyo, m.dh)
Macnaha: