qotoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld qoddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qoddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhererka meel la qoday leedahay. 2. Wax intiisa aasan. 3. Macnaha fog ee hadal leeyahay. ld qoto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0