roor
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Orod. 2. Jirjiroole. 3. Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.
- 1. Orod samayn. 2. Cinjir, xarig iwm isku soo ururid. 3. La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

