safridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg safar³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
safarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Socdaal. 2. Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.Bilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.1. Meel ka socdaalid. 2. Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0