sansaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baxaalli.

Lamidka: Baxaalli

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baxaalli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur