sarrifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lacag jajab ah oo qiimaheedu santiyaal yahay. 2. ld sarrifid.Lacag isku taal googo'u dhigma u beddelid.