shiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato. 2. (-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo. 3. Dhagax.
  2. 1. (f.g) Cid dhagax ku tuurid. 2. (f.g) Wax burburin. 3. (f.g) Laba dhagax oo is dulsaaran badar ku daqiijin. 4. (f.mg) Biyo hoos ugu degid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhagax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo/-gxaan, m.dh)

Macnaha:

  1. Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur