talo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur