tibaax

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. War aan xaqiiqdiisa la hubin. 2. Qaabka xisaabta aljebriga. 3. ld tibaaxid.
  2. Wax u malayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tibaaxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tibaax². ld tibaax¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur