tig
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban. 2. (-go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

