unuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Madax; kur. 2. Geed faalala oo qaraha u eg oo bixiya miro dacarta ka sii kharaar oo laysku dhaweeyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:1. Oogada qaybta sare ee nafleyda. 2. Maskax, laab, caqli. 3. Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Madax; unuun.1. Duco iyo Alla-bari dumarka uurka lihi sameeyaan kolka sidkoodu dhammaad ku dhow dahay; kuraysi; madaxshub; sagaalaysi; tararaysi. 2. Buur yar; kood. 3. Xeero yar oo bunka lagu shubto. 4. Weel qori ah oo qaabka dhiisha loo qoro oo lagu kaydiyo burcadka inta aan la shiilin.Wax si siman u goyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0