uridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ur³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
urQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Wax sanku jecleysto ama necbaysto ee uu dareemo. 2. Qurun.1. Dabayl lixdii bilood doc ka timaadda; neecaw; dabayl. 2. Dhanka dabayshu ka dhacayso. 3. ld ur¹.1. Ur qurmuun yeelasho. 2. U u.: wax nicid. 3. U u.: wax ur qurmuun leh dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00