ursad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cudur ku dhaca eyga iyo naasleyda la bahda ah oo ay calaamo u tahay biyonicid iyo laystaannimo. 2. ld ursasho.

ursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg urso. ld ursad, ursi.