waag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod badan oo wax lagu baadigoobayo.
  2. Socod badan samayn iyadoo wax la baadigoobayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur