Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Geeri; dhimasho. ld wad.
Wax dilid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1
Isrogrogga: (-day, -dday)
Macnaha:
1. (f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn. 2. Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn. 3. (f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid. Tus. “Waxaan ku wadaa in uu maanta cali imaan doono”.
ld wed¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur