walax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lxo, m.l)

Macnaha:

  1. Shay; wax. walba s. ld wal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shay

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Shaygu waa wax leh qaab go'an oo aad taaban kartid, ama arki kartid oo aan nooleyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyaalo/-xyaabo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Shay; walax. 2. Arrin; talo; xaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur