badad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

