Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)
Macnaha:
Dhurwaa.
Lamidka: Dhurwaa
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-aayo, m.dh)
Macnaha:
Dugaag yeyda wax xoogaa ka weyn, xoolaha laaya, ilko adag oo lafaha burburiya leh oo labada lugood ee dambe u gaaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur