dhurwaa
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-aayo, m.dh)
Macnaha:
- Dugaag yeyda wax xoogaa ka weyn, xoolaha laaya, ilko adag oo lafaha burburiya leh oo labada lugood ee dambe u gaaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

