dile

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Kan wax dilay, ama wax dilid badan. ld dilaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dilaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof ama bahal aad wax u laaya. 2. Cudur nafleyda safmar u dila. ld dile.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur