Elektaroon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)(fiis.) Saxar saleed sita saldanab tabaneed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga elektaroon ↴
kaahfalid | ogsidhayn | oktet | qaate | raadka footoodanabeed | tabane | urur | yarayn | alluumiiniyam | atam |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg