Qaate
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)(kiim.) Atamka ama kooxda atamada ah ee lammaane elektaroonno ah la siiyo marka dabarka elektaroon-deeqe ahi sameysmayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaate ↴
caadaqaate | biiriqaate | garmaqaate | ishiqaate | kulqaate | tamar-kicin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg