Site icon Qaamuus

ereyga

foofi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Xoolo daaq geyn. ld soofi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh foofi

foof [m.l]
1. Xoolo daaq doonad ah. 2. Meesha xooluhu daaqaan. 3. Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof¹.

foofid [m.f.dh]
eeg foof². ld foof¹ (6), soof¹, soofid.

foofin [m.f.dh]
eeg foofi. ld foofis, soofin, soofis.

foofis [m.l]
ld foofin.

foofiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(baay.) Meel yar oo diisan oo ku taalla badhtanka qaybta dambe ee natiinaha qaar ka mid ah lafdhabarleyda. Waa meesha ugu muhiimsan ee uu ku soo dhaco ilaysku, waana halka aasaaska u weyn ee ragga. Waxa laga helaa qorratada, qaar ka mid ah shimbiraha iyo garadleyda ay ku jiraan dadku.

kadin [m.l] (-immo, m.dh)
1. Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. 2. Boqol neef oo geel ah. 3. Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.

soofi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld foofi.

soofid [m.dh]
ld foofid.

soofin [m.dh]
ld foofin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version