Aabi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Gardarro isla weyni iyo kibir ku jiro oo cid lagula muujiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aabi

aabiweyrax | xaabi | xaabid | yaabi | yaabid | yaabin | yaabis | yaabis | caabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg