Yaabi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Ka yaabi: cid yaab ku abuurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaabi ↴
yaabid | yaabin | yaabis | yaabis | abyan | amakaag | biriiryaabid | cajab | fajac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg