Abad

Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:

Markii magacuyaal lahaansho lagu lifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus. “A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis ma imaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.

Tabadiin*

Tuunada Tabadiin (yellowfin Tuna) waa nooc ka mid ah tuunada (Tuna) oo laga helo biyaha caaryada ah ee kulaalayaasha iyo badaha kulaala hoose ee adduunka oo dhan.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abad

ebed | haabad | daabad | kaabad | taabad | laabad | yabadhaalo | jabad | kaadiqabad | laablaabad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg